Sharuudaha Isdiwaangalinta

    1. Buuxi form-kaan hoose
    2. Khidmada diwaangalinta waa $2 kaliya.

[ultimatemember form_id=”7359″]

SU’AALAHA BADANAA LA ISWAYDIINAYO

Maxaan isku diwaangalinayaa?

Iska diwaangali Goldenexams si aad u heshid jawaabaha imtixaanka shahaadiga, hada waxaad ka helaysaa jawaabaha imtixaanka maadooyinka History iyo Geography.

History :- waa jawaabaha maadada History laga bilaabo 2010- ilaa iyo 2020, Halka Geography-ga aad helaysid laga bilaabo 2015 ilaa yo 2019.

Ii sheeg sharuudaha isdiwaangalinta ?

Sharuuda 1aad:- Fadlan kaliya riix “Diwaangalin” ka dibna buuxi form-ka isdiwaangalinta.

Sharuuda 2aad:- Khidmada diwaangalinta waa $2 kaliya.

Kaliya ardaygii sharuudaha buuxiya ayaa la aqbalayaa.

 

Ilaa iyo intee sugayaa in la i aqbalo ?

Hubinta codsigaaga waxay qaadanaysaa ugu badnaan Hal maalin, intaa ka badan inagala soo xiriir +252907614340

Ilaa iyo intee Accoun-kaygu ii shaqeenaya?

Accoun-kaaga wuxuu ku shaqeenayaa laga bilaabo maalinta aad furatay ilaa iyo 31 July 2020.

Sidee lacagta ku bixiyaa?

Lacagta ku soo dir Accounka Goldenexams : Golis  311411

F.G: waxaa ku soo baxaya magaca Goldenexams