Imtixaanka asbuuclaha  ah ee Maaddada Business 2019 ee dugsiga sare Omar Samatar Secondary School oo ku yaala magaalada Galkacyo-Puntland- Soomaaliya.

U diyaar garow imtixaanka ad galaysid adiga oo muraajaceenaya imtixaankan hoose.

Tilmaamaha Imtixaanka

  1. wuxu imtixaan ku ka kooban yahay 12 bog.
  2. imtixaanka wad degsan kartaa (download).

Hadii aad doonaysid hadda in aad degsatid imtixaankaan riix bottomka hoose.